Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyey barnaamijka ka hortaga dacadiga HaweenKa oo muddo š bilood ah kasocday degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose waxa barnaamijka baxinayey hayāadda SWSC
Waxa ka qeyb galay madasha lagu soo gabagabeynayey barnaamijkan wasiirka wasaarada Haweenka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulaahi gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubada Hoose Faadumo Aadan qaar kamid ah masāuuliyinta maamulka Jubbaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi