Barnaamijka Lagu horumarinayo Waxbarashada Aasaasiga ah ee Dawladaha Hoose ee Hargeysa Iyo Gabiley oo la daahfuray

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay Munaasibad aay Wasaarada Waxbarashada Somalilnd ku wareejinaysay Barnaamijka Waxbarashada Aasaasiga ah ee Dawladaha Hoose ee Hargeysa Iyo Gabiley.

Munaasabada ayaa waxa kaqeyb galay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) mas’uuliyin ka tirsan Dawladaha Hoose ee Hargeysa Iyo Gabiley iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.