Barnaamijka loogu tala galay ka hor tagga HIV Aids ka oo laga furay Hargeysa

0
52

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa laga bilaabay barnaamijka baraa-rug oo loogu talo galay sidii bulshada looga wacyi-gelin lahaa HIV-AIDS.

Barnaamijkaan oo ay wadaan ururka xakameynta cudurka HIV-AIDS ayaa bulshada lagu barayaa casharo la xiriira sida looga hortago xanuunkan iyadoo wacyigelintan laga sameyn doono dhamaan magaalooyinka iyo deeganada Somaliland.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin