Barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee Radio Beerlula

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey iyo Xaawo Aadan Xuseen.