Barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee Radio Beerlula

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya   Cabdinajiib Aweys Isxaaq iyo Xaawo Aadan Xuseen.