Barnaamijka Tubta Nabadda ee Radio Beerlula qeybta 330-aad

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Tubta Nabadda  qeybta 330-aad oo todobaadkan ku saabsan Sidee ayay bulshada uga faa’iideysan karaan haween badan oo hoggoomiyaal ah, qaybna ka ah golayaasha go’aan gaarista.