Barnaamijka Tubta Nabadda ee Radio Beerlula qeybta 331-aad

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Tubta Nabadda  qeybta 331 waxa uuna ku saabsanyahay Muhiimad intee le’eg ayay leedahay in la helo haween Soomaaliyeed oo ah garsooreyaal maxkamadeed, gacan noocee ah ayayse haweenka garsooreyaasha ah ka gaysan karaan helitaanka cadaaladda Radio Beerlula