Barnaamijyada Barnaamijka Tubta Nabadda ee Radio Beerlula qeybta 344-aad By admin - June 11, 2023 0 105 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Tubta Nabadda qeybta 344 waxa yuu ku saabsanyahay maxey kula tahay in lagu ilaalin karo badqabka cuntada.