Barnaamijka Tubta Nabadda qeybta 359-aad

0
99
Barnaamijka Tubta Nabadda qeybta 359-aad todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay sidee looga hortagi kara khatarta ka dhalan karta dadaadka roobab lixaad leh oo la filayo inay da’aan bilaha soo socda ee October iyo November gaar ahaan meelaha wabiyadda ay maran.