Barnaamijka Tubta Nabadda qeybta 373-aad

0
58

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Tubta Nabadda todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay saameynta wanaagsan ee ciyaaraha ama isboortiga ku leeyihiin gabdhaha.