Barnaamijka Tubta Nabadda qeybta 399-aad

0
18

Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnamijka Tubta Nabadda todobadkaan waxa uu kusaabsanyahay Maxay tahay in dadka Soomaaliyeed ay sameeyaan si ay wasaaradda caafimaadka iyo hay’adda WHO uga caawiyaan ciribtirka cudurka dabeysha iyo sare u qaadidda baahinta tallaalka.