Barnaamijka Tubta nabadda qeybta 438-aad

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnamijka Tubta Nabada waxa uu ku saabsanyahay Sidee Soomaaliya u sii xoojin kartaa codkeeda diblumaasiyadda caalamiga ah, kaalin noocee ah ayayse ka qaadan karaan haweenka Soomaaliyeed go’aamada wadarta ah ee ay gaaraan dowladahu ee ku aadan nabadda, amniga iyo xuquuqda aadanaha .

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here