Barnaamijka wacyigelin ah oo ku saabsan cudurka HIV-ADS-ka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)-Komishanka Xakamaynta HIV-ADIS ayaa Barnaamij Wacyigelineed ka sameeyay Jaamacadda Adna Aadan oo kamid ah jaamacadaha ku yaalo magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaliland.

Waxaa kasoo qayb galay barnaamijka madaxda Komishanka Xakamaynta HIV-ADIS ka, ardayda jamacada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen