Barnamij Gaar ah oo ku saabsan Xuska maalinta Bangiyada Adduunka oo maanta ku beegan ee Radio Beerlula.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Xuska maalinta Bangiyada Adduunka oo maanta ku beegan Waxaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.