Barnamij Gaar ah oo ku saabsan xuska maalinta Naafada Addunka ee Radio Beerlula.

0
125

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Naafada Addunka Waxaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.