Barnamijka Dooda Todobaadka ee Radio Beerlula

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnamijka Dooda Todobaadka ee Radio Beerlula waxaan diirada ku saareeyna Kooxdeeba Xili Ciyaareedkan ku guuleeysan karta Horyaalka Premier league dalka Ingiriiska. Waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.