Barnaamijyada Barnamijka Horumarinta Nabadda ee Radio Beerlula By admin - October 14, 2023 0 174 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnamijka Horumarinta Nabadda waxa marti ku ah gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi waxa uuna inooga waramay kaalinta horumarinta Nabada ay ka qaataan waxaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X