Barnamijka horumarinta nabadda ee Radio Beerlula

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnamijka Horumarinta Nabada ee radio beerlula waxaa marti ku ah D-R Ilyaas Cali Cabdi oo ah gudoomiyaha Mac-hadka daraasaadka Hiigsi ee gobolka Hiiraan waxa uuna inooga waramay doorka uu mac,hadkooda ka qaato horumarinta Nabadda.

Cumar Yuusuf Aadan