Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa daahfuray barnaamijka qaran ee Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed, kaas oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan DFS Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo wakiila ka socday beesha Caalamka.
daahfurka barnaamijka qaran ee Tirakoobka dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in uu kaalin muuqdo ka qaato aminiga iyo horumarka dalka.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan