Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dhalinyarada ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna dhalinyaro isxilqaantay oo magaalada Baladweyne ka bilaabay olole lagu buufinayo kaneecada.
Cabduqaadir Cumar Ibraahim.