Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha dowlada Soomaliya ayaa magaalada Baydhabo ka daah furay wajiga labaad ee shirka arimaha dhaqashada xoolaha.
Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa qaar kamid ah wasiirada xananada xoolaha maamul goboleedyada Dalka iyo hay’addaha ka shaqeeya xanaaneynta xoolaha.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan