Bayern oo u jartay Barcelona tikitkeeda Europa League

0
593

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bayern Munich ka ciribtirtay Barcelona tartanka Champions League una jartay tikitkeeda tartanka Europa League, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada lixaad wareega group-yada ee tartanka Champions League.

Haddaba halkan hoose ka eeg natiijooyinka dhammaan Gruubyada ee tartanka Champions League:

Group E –

Bayern Munich 3-0 Barcelona

Benfica 2-0 Dynamo Kyiv

Group F –

Manchester United 1-1 Young Boys

Group G –

FC Salzburg 1-0 Sevilla

Wolfsburg 0-3 Lille

Group H –

Juventus 1-0 Malmo FF

Zenit St. Petersburg 3-3 Chelsea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here