Beer lagu abuuray Qajaarka laga sameeyo cabitaanka oo laga hirgeliyay Baladweyne.

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed dhicis Cabdi oo kamid ah dhalinyarada magaalada Baldweyne ayaa abuurtay fursad shaqo isagoo deegaanka Ceeljaalle ka hergeliyay beer uu ku beeray dalaga looyaqaano qajaarka si uuga helo nolol maalmeed ku filan.

Qajaarka ayàa loo isticmaalaa siyaabooyin kale duwan sida in cabitaan ahaa looshiito iyo in cuntada Laga darsado iyadoo gancstada qaarane u iib geeyaan suuqyda kale duwan ee magaalada baldweyne iyo Gobolada dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here