Beeralayda Koonfur Galbeed oo saameyn kala kulmay daadad ku dhuftay

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Saameeyntii ka dhalatay roobka dayrta iyo daadadka ee ku dhufatay magaalada Baydhabo xarunta Kmg maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay saameey ku yeelatay beeralayda Magaaladaasi.

Intabadan dalagyadii ku yaalay beeraha ayaa waxa baabi,iyay daadadka iyo roobka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.