Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iyadoo la galay xili roobaadka ayaa beerleeyda magaalada baladweyne waxeey bilaabeen tacbashada beerahoda
Beerahaan ayaa lagu tacabayaa dalagayo kala duwan sida yaanyada bocorka galeeyda maskada sisinta iyo digirta
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


