Beeraleeyda gobolka Hiiraan oo loogu baaqay in ka digtoonadan cudurada kudhaca beeraha

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)-D-r Mukhtaar Cismaan Maxamad oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne isla markaana ku taqasusay cudurada ku dhaca beeraha oo u waramay Radio Beerlula ayaa beeraleyda gobolka Hiiraan ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurada ku dhaca beeraha gaar ahaane cudurka malabisada oo saameeyn xoogan u geeysta beeraha isla markaana hoos u dhiga wax soo saarka dalagyada kaasoo saameyn xoog leh kuhaya beeraleyda gobolka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here