Beeraley ku dirirtay gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu heshiisiiyey deegaanka Lambar-konton.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Lambar-konton oo tirsan gobalka shabeelada Hoose ayaa waxaa lagu heshiisiiyey Labo beelood oo walaalaha ah islamarkaana Beeraleey ah kuwaasi oo dirirta ku dhexe maratay gobolka Shabeellaha Hoose.

Madasha lagu heshiisiinaayay labada beelood ayaa wax goob joog ka ahaa odyaal ka socoday labada beelood masuuliyiin ka tirsan wasaaradda gaashan dhiga Soomaliya gudoomiyaha gobalka shabeelada Hoose iyo marti-sharaf.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.