Beeraleyda deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo lagu wareejjyay cagaf cagafyo iyo qalab kale.

0
99

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda beeraha iyo waarabka maamulka Puntland oo kaashanaysa ,Haayaddaha WFP iyo SODAR ayaa ku wareejiysay beerlayda deeganada ceel daahir Karin dul caddle  oo katirsan gobalka Beri ee puntland

Qalabkaan oo casri ah islamarkaana ka kooban cagafcagaf waaweyne iyo kuwa loo yaqaano cagaf gacmeedyada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.