Beeraleyda degmada Baladxaawo ee ee gobalka gedo oo bilaaabay Tacbashada beeraha ee xili roobeedka gu’ga.

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Beeraleyda degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa bilaabay inay tacbadan beerahooda kadib markii roobabkii guga ay ka curteen dalka islamarkana si weyn ay ugu diirsadeen dadka iyo duunyada oo muddo la dala dhacayay abaarta.

Dalagyada ugu badan ee beeraleyda xiligan ay abuurayaan ayaa waxaa ka mid ah galeyda, digirta, iyo yaanyada.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.