Beeraleyda magaalada Xero-dhagaxleey ee gobolka mudug oo codsaday in laga taageero tacabka beeraha

0
110

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Beeraleyda Ku nool magaalada Xero dhagaxleey ee gobolka Mudug ayaa codsaday in laga caawiyo horumarinta tacabka iyo wax soo saarka beeraha.

Baahiyaha ugu daran ayaa waxaa kmaid ah helits biyo ku filan beeraha daawada cayayaan iyo kuwa nafaqada dalaga.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here