Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Horumarinta maamulka Soomaliland Axamed Maxamed Habane oo shir jaraaiid ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa Beeraleeyda Soomaliland ugu baaqay in ay kor u qaadan wax-soo saarka beeraha kana faa’idaystaan xili roobaadka.
Beerleeyada ayaa xili roobaadka tabco Dalagyo kale duwan iygoo ka faaiideystaan xili roobaadka.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.