Beeraleyda Baladweyne oo codsaday in laga caawiyo abuurka iyo matoorada lagu waraabiyo beeraha.

0
258

Baladweyne (Radio Beerlula)-Beeraleyda deegaanka Leebow ee duleedka magaalada Baladweyne oo hadda ku howlan tacbashada beeraha ayaa ka codsaday hay’addaha samafalka iyo maamulka gobolka Hiiraan inay ka caawiyaan abuurka beeraha, shidaalka iyo matoorada lagu waraabiyo beeraha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.