Biyo dhaamin laga sameeyay Qoysas danyar ah oo ku nool kaamamka Burco

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda dib udajinta iyo arimaha binu aadamnimada Somaliland ayaa Qaar kamid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla magaalad Burco ka sameysay olole biyo dhaamin ah.

Qoysaska ayaa deeqda la gaarsiiyay ka koobneed laba booyadood.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here