Biyo dhaamin loo sameeyay barakacayasha ku nool kaamka Gar-adag oo

0
162

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al Rahma Charity iyo ururk Rajo oo Kaashanaya Wasaaradda Dib-u-Dejinta ayaa biyo dhaamin ka bilaabay Kaamamka Wargunbi iyo Fadhigaab ee degmada Gar’adag ee Somaliland.

Ololahaan biyo dhaaminta ah ayaa soco doonto mudo laba bilood ah iyadoo bilk amid ah loo qeeybin doono deeq lacag ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here