Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Faraguul.

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xubno ka ka tirsan dowlada hoos ee degmada Garada gee Somaliland ayaa deeq biyo ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Faraguul halkaasoo ay ka jirto biyo la’aan.

Maamulka deegaanka Faraguul, waxgaradka deegaanka iyo xubno kale ayaa goob joog ka ahaa biyo dhaamintan loo sameeyay qoysaskan danyarta ah.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here