Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga Gurmadka ee Degmada Cadaado ayaa deeq biyo ah gaarsiisay qoysas miyi ah oo ku nool deegaanka Qalaanqal ee Degmada Baxdo.
Qoysaskaan ayaa isugu jira Caruur , Haween iyo Odayaal kuwaas oo u badan xoolo dhaqato iyo Beeraleey.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


