Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas danyar oo ku nool duleedka Baydhabo

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyarta ee ku nool duleedka Magaalada Baydhabo.

Qoysaskaan ka faaidaystay deeqdaan biyo ah ayaa isugu jira Haween,Caruur iyo Odayaal kuwaas oo badan xoolo dhaqato iyo Beeraleey.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here