Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas ku nool degmada Sallaxley.

0
239

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeq biyo dhaamin ah ayaa loo sameyay in ka badan labatan qoys oo ku nool degaanada hoos yimaada degmada Sallaxley ee Gobalka moroodijeex.

Deeqda biyaha oo aay baahi badan u qabeen qoysaska la gaarsiyay ayaa waxaa ugu deeqay xildhibaan Cabdinaasir godax oo kamid ah xildhibaanada maamulka Somaliland.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here