Biyo dhaamin loo sameyey dadka kunool deeganka Xamurta oo hoosyimado Baladweyne.

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Xamurta oo ka mid ah deegannada hoos taga magaalada Baladweyne ayaa la gaarisiiyay Deeq biyo ah kadib markii inta badan ay gureen ceelashii biyaha ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here