Biyo iyo daawooyin la gaarsiiyay dadka ku nool deegaanka Xamurta ee duleedka Baladweyne.

0
209

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili abaar sameysay dadka iyo duunyada ay ka jirto qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa Ururka Dhallinyarada Raasa-maal waxay Deeq iskugu jirta daawo iyo biyo gaarsiiyeen dadka reer miyiga ee ku nool deegaanka Xamurta oo dhanka galbeedka ka xiga magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here