Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool Degmada Duruqsi ee gobalka Togdheer ayaa xilliga waxaa ay wajahaayaan Biyo la’aan baahsan.
Qoysaskaan ayaa ka kooban Haween,Caruur, iyo Odayaal kuwaas oo u badan xoolo dhaqato iyoo Beerlaleey islamarkaana waxaa saameeyn ku yeelatay Abaaraha iyo Roob la’aanta ka jirta.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player