Biyo la’aan baahsan oo ka jirta degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira biyo la’aan baahsan taasoo horseeday in deeganno ka fog biyo looga keeno islamarkana ay iibsadan bulshada Magaalada.

Ceel riig ah oo dhawaan laga qoday degmada Feerfeer ayaa biyiihiisa ay noqdeen kuwa dhadhanaan oo aysan cabi karin dadku.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.