Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskaan oo ku nool Degmada Oog ee gobalka Sool ayaa xilliga waxaa ay wajahaayaan Biyo la’aan baahsan.
Qoysaskaan ayaa ka kooban Haween,Caruur, iyo Odayaal kuwaas oo u badan xoolo dhaqato iyoo Beerlaleey islamarkaana waxaa saameeyn ku yeelatay Abaaraha iyo Roob la’aanta ka jirta.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey


