Biyo la’aan ka jirta deegaanka Mabaax ee gobalka Hiiraan.

0
171

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool deegaanka Mabaax ee Gobalka Hiiraan ayaa wajahaya xaalad biyo la’aaneed maadaama ay ka dumeen ceelashii ay ka cabi jireen Biyaha.

Dadka ku nool deegaanka Mabaax ee gobalka Hiiraan ayaa u badan Beeraley iyo xoolo dhaqato kuwaasi oo biyaha inta badan u adeegsan jiray waraabka xoolaha iyo Beeraha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.