Biyo la’aan ka jirta deegaano hoosyimaada Degmada Sheekh.

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xaalad Biyo La,aaneed Ayaa Soo Food Saartay bulshada ku nool Degaanada Bariga Degmada Sheekh ee maamulka Soomaliland.

Qoysaskaan ayaa u badan xoolo dhaqato iyo Beeraleey kuwaas oo ku tiirsan dhibic roobka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here