Baledweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool deegaanka kala-sooc ee gobolka Mudug ayaa wajahaya xaalado biyo la’aaneed.
Deegaanka kala-sooc ayaa kamid ah deegaanada hoosyimaada Gobalka Mudug ayaa waxaa ku nool xoolo dhaqato iyo Beeraleey kuwaasi ay saameeysay Abaaraha ka jira dalka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.