Biyo la’aan kajirta deegaano katirsan gobolka Bakool.

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 1000 qoys oo ku nool deegaanka Xaara xoodey ee gobolka Bakool ayaa soo food saartay biyo la,aan baahsan kadib markii ay ka gureen Ceel gacmeeyadii ay ka dhaansan jireen sidoo kale ay dhamaadeen baraagaha biyo aan badnayn ay u galeen roobabkii gu,ga ee ka aday dalka.

Qoysaskaan ayaa isugu jira Haween , Caruur , dhalinyaro , odayaal iyo kuwa xoolo dhaqato ah kuwaas oo ay saameeyn ku yeelatay abaaraha kajira dalka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey