Biyo la’aan soo food saartay barakacayaal ku nool Baladweyne.

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool kaamka Harqaboobe oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne ayaa xiligaan waxaa soo food saartay Biyo la’aan baahsan maadama Tubooyiinka ay ka heli jireen Biyaha ay ka go’een.

Barakacyaashaan ayaa waxa ay isugu jiraan Haween , Caruur iyo Odayaal ayaan awoodin In ay iibsadaan Biyaha Sifeeysan maadaama ay u badan yihiin danayar iyo xoogsato.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here