Biyo la’aan soo food saartay bulshada ku nool deegaanka Qabno ee gobolka Hiiraan.

0
106

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xaalad biyo La’aan ayaa soo wajahday dadka iyo duunyada ku nool deegaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Xaaladan biyo La’aan ayaa timid kaddib markii cilad ku timid Ceelkii ku yaalay Qabno oo ahaa kan kaliya ee dadka iyo duunyada biyaha ka cabi jireen.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan