Biyo la’aan soo food saartay xoola dhaqatada degmada Aadan Yabaal.

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xoolo dhaqtada ku nool dhulka miyiga ah ee hoos yimado Degmada Aadan Yabaal ayaa  ka cabanaya biyo yari haysata iyaga iyo xoolahooda.

Xoolo dhaqtadan oo meelo fog ka keeno xoolahooda ayaa markii ay yimaadaan ceelka waxeey xiliyada qaar ceelka ay ka wayaan biyo taasoo sabab u ah in ceelka marna laga helo biyo marna laga wayo madaama uu ku shaqeeyo soolar.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here